Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 120aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

BANNAANAANSHAHA XUBINNIMADA GUDDIDA CULIMADA Xubinnimada Guddida Culimada waxay ku bannaanaan kartaa: 1. Haddii uu istiqaalad dhiibo ama uu geeriyoodo. 2. Haddii ay burto shuruud ka mid ah shuruudihii xubinnimada. 3. Haddii uu xukun ciqaabeed oo kama dambays ahi ku dhaco.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-120
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
119Weydii qodobkan121