Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 118aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

WAXYAABAHA KA REEBBAN XUBNAHA Xubnaha Guddida Culimada waxa ka reebban. 1. Inay ku tilmaanaadaan xisbi siyaasadeed ama urur gaar ah oo Diineed. 2. Inay qabtaan xil kale oo Qaran inta ay xilka Guddida hayaan.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-118
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
117Weydii qodobkan119