Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force
Article 118
Qodobka 118aad
Original Somali text, quoted word for word
WAXYAABAHA KA REEBBAN XUBNAHA Xubnaha Guddida Culimada waxa ka reebban. 1. Inay ku tilmaanaadaan xisbi siyaasadeed ama urur gaar ah oo Diineed. 2. Inay qabtaan xil kale oo Qaran inta ay xilka Guddida hayaan.