Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 110aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAAMULKA GOBOLLADA IYO DEGMOOYINKA. 1. Maamulka gobollada iyo degmooyinku waa qayb ka mid ah Maamulka Xakuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. 2. Xidhiidka Xukuumadda-dhexe ee gobollada iyo degmooyinka waxa caddaynaya xeer gaar ah.