Constitution of the Republic of Somaliland · 2001In force
Article 106
Qodobka 106aad
Original Somali text, quoted word for word
XIDHIIDHKA HAY'ADAHA GARSOORKA IYO WASAARADDA CADAALADDA 1. Wasaaradda Cadaaladdu waxay u xil-saaran tahay fulinta go'aanada maamul ee ka soo baxa Guddida Cadaaladda. 2. Wada-shaqaynta Wasaaradda Cadaaladda iyo Hay’adaha Garsoorka waxa qeexaya xeer. QAYBTA 5AAD QODOBO KALA DUWAN XUBINTA 1AAD