Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 104aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MAXKAMADAHA CIIDAMADA IYO XEER-ILAALINTOODA 1. Maxamadaha ciidamadu waxay gaar u yihiin dhegaysiga dembiyada ciqaabta ee lagu oogo xubnaha ciidamada Qaranka xaaladaha nabadda iyo dagaalka. 2. Maxamadaha ciidamada iyo Xeer-ilaalintooda waxa nidaaminaya xeer gaar ah.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-104
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
103Weydii qodobkan105