Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 102aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MAXKAMADAHA HOOSE Magacaabidda garsoorayaasha iyo habka shaqada maxkamadaha hoose (maxkamadaha racfaanka ee gobollada, maxkamadaha gobollada iyo degmooyinka), waxaa nidaaminaya xeer gaar ah.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-102
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
101Weydii qodobkan103