Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa

Qodobka 101aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

MAXKAMADDA SARE Maxamadda Sare waa hay'adda ugu sarraysa Garsoorka; isla markaana waxay tahay Maxamadda Dastuurka. Tirada garsoorayaashu waa inaanay ka yaraan Guddoomiyaha iyo afar garsoore; waxaana nidaaminaya xeer gaar ah.

Ilaha: www.somalilandlaw.com/xeer/dastuurka/qodobka-101
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
100Weydii qodobkan102