Dastuurka JSL · 2001Wuu shaqeeyaa
Qodobka 100aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
MAXKAMADAHA Maxamadaha Jamhuuriyadda Somaliland waxay ka kooban yihiin: 1. Maxamadda Sare; 2. Maxamadaha Racfaanka ee Gobolladda; 3. Maxamadaha Gobollada 4. Maxamadaha Degmooyinka; iyo 5. Maxamadaha Ciidamada Qaranka.