Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 8aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Luqadda Garsoorka 1. Luqadda rasmiga ah ee shaqo ee garsoorka ciidamadu waa af-Soomaali, haddii loo baahdana hay’adaha garsoorka ciidamadu waxay adeegsan karaan luqado shisheeye. 2. Haddii dhinacyda dacwadda darteed, marag ama sabab kale darteed cid horjoogta maxkamadda ay ku hadasho af aan ahayn Af-Soomaali, waxa waajib ah in la’turjmo. QAYBTA LABAAD QAAB-DHISMEEDKA NIDAAMKA GARSOORKA CIIDAMADA QARANKA