Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 2aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Erey-bixin Haddiui aan nuxurku si’kale tilmaamin, ereydan waxa looga jeedaa: Madaxweynaha:- Waxa loola jeedaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirka:- Waxa loola jeedaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga. Xubnaha Ciidamada Qaranka:- Waxa loola jeedaa xubnaha ciidamada Qaranka ka tirsan ee kala ah Milateriga, Asluubta, Booliska, Ilaalada Xeebaha, Laanta Socdaalka, Dab-demiska iyo ciidan kasta oo xeer dhaqan-gal ah ku aasaasan. Denbi-baadhe:- Waxa loola jeedaa sarkaal u_ xil-saaran baadhista denbiyada oo ka_ hawlgala Waaxda_ Baadhista Denbiyada iyo Xeer-ilaalinta Guud. Xeer-ilaaliyaha Guud:- Waxa loola jeedaa Xeer-ilaaliyaha Guud_ ce Maxkamadda Ciidamada. Kaaliye Maxkamadeed :- Waxa loola jeedaa kaaliye ka hawl-gala maxkamadaha cudamada. Kaaliye Sare :- Waxa loola jeedaa kaaliyaha sare ee Maxkamadda Sare ee clidamada. Maxkamadda Derajada Koowaad :- Waxa loola jeedaa maxkmadda derajada koowaad ee aagga ay awoodda u leedahay gar-maqalka dacwadda. Qaraar:- Waxa loola jeedaa qaraarrada ka _ soo baxa maxkamadaha cudamada. Awoodda Gaarka ah ee Maxkamadda: Waxaa loola jeedaa awoodda gar-maqalka dacwadaha ee maxkamadaha cudamada. Va aN BOAR KG ON ONIS Ry, Maxkamadaha Ciidamada Qaranka :- Waxa_ loola jeedaa = maxkmadaha kala ah Maxkamadda Sare iyo maxkamadaha_ derajada koowaad. Hay’adaha Garsoorka Ciidamada:- Waxa loola jeedaa maxkamadaha iyo xeer-ilaalinta cudamada. Guddida Hawlaha Maamulka Garsoorka Waxa loola jeeda guddida ku aasaasan Qodobada 23 Ciidamada :- iyo 24aad ee Xeerkan, isla markaana xilkeeda iyo waajibaadkeeda lagu jideeyay xeerkan. Miisaaniyad:- Waxa loola jeedaa miisaaniyadda hay’adaha garsoorka cudamada. Xafiiska Denbi-baadhista:- Waxa loola jeedaa waaxda denbi-baadhista. Xilliga Nabadda:- Waxa loolaa jeedaa xilliga aanay jirin colaado. Xilliga Colaadda:- Waxa loola jeedaa xilliyada ciidamadu ku _jiraan colaadaha. Warbixin :- Waxa loola jeedaa warbixinaha ay soo. saaraan hay’adaha garsoorka. Shaqaale :- Waxa loola jeedaa shaqaalaha joogtada ah ama aan joogtada ahayn ee ka hawl-gala hay’adaha garsoorka. Garsoor :- Waxa loola jeedaa Garsoorka Ciidamada Qaranka . Maxkamadda Sare :- Waxa loola jeedaa Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qaranka oo ah maxkamadda u sarraysa garsoorka . S Ciudamada Qaranka Maxkamadda Dastuuriga ah :- Waxa loola jeedaa Maxkamadda Dastuuriga ah ee uriga J dalka. Dastuur :- Waxa loola jeedaa Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Xukun :- Waxa loola jeedaa xukun ay soo saartay maxkamadi Shaqaalaha garsoorka :- Waxa loola jeedaa shaqaalaha maxkamadaha iyo Xeer-ilaalinta Cliidamada Qaranka . Dacwadda tashiga ah :- Waxa loola jeedaa dacwadda uu xeer waajibiyay in ay galaan ugu yaraan saddex garsoore. F KS aN Ka Gop Y eZ. AB RA ONSEN / SY Oy o. YNGEN LS I XV the CAN —3-— [=/< by 5) | Seal Pf # VY pi Aes CT et Dacwad aan tashi ahayn :- Waxa loola jeedaa dacwad uu geli karo hal garsoore. Sabool :- Waxa loola jeedaa qof aan haysan dhaqaale uu ku qabsan karo qareen. Dacwad ciqaab ah: Waxa loola jeedaa dacwad ku sallaysan fal-dembiyeed uu xeer dhaqan-gal ahi si’cad uga dhigay dembi.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-2
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
1Weydii qodobkan3