Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 39aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dabbaqaadda Xeer-ciqaabeed Kale Hay’adaha garsoorku waxa ay u raaci karaan isla markaana u adeegsan karaan dhegeysiga iyo xukun ka gaadhista dacwadaha ciqaabta ah xeerarka kale ee dhaqan-galka ah ee haddii ay lagama maarmaan u arkaan in ay jidaynayaan ciqaab la’xidhiidha dacawadda.