Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 26aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Fadhiyada Guddida. Fadhiyada guddidu waxay noqon karaan: 1. Fadhi caadi ah iyo kuwo an caadi ahayn 00 ay soo jeediyeen ugu yaraan laba xubnood. 2. Fadhiyada guddidu waxay ku furmayaan marka ay fadhiyaan saddex xubnood. 3. Guddidu waxay go’aamada ku gaadhayaan cod hal dheeri ah.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-26
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
25Weydii qodobkan27