Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 28aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xasaanadda iyo dhawrsanaanta Garsoorka ciidamada 1. Madaxda Garsoorka Clidamada Qaranka waxay leeyihiin dhawrsanaan iyo xasaanad uu xeerkani jideeyay. 2. Lama qaban karo, lama baadhi karo lamana xidhi karo illaa iyo ogolanaasho laga helo guddoomiyaha.