Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 14aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Magacaabista Guddoomiyaha iyo Garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Guddoomiyaha iyo Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee Clidamada qaranka waxaa magacaabistooda iyo Xilka qaadistooda leh Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland, ka dib marka uu la tashado Wasiirka Gaashaandhigga