Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 45aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dakhliga Waxsoosaaka Ciidamada Dakhliga ciidamada ee ay ka helaan waxsoosaarka kala duwan sida: beeraha, wershadaha iyo agabka farsamooyinka gacanta, waxa loo qaabaynayaa si’xeerarka maaliyadda waafaqsan. QAYBTA SIDDEEDAAD QODOBBO KALA DUWAN