Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 37aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
U’Furnaanshaha Dadweynaha ee Fadhiyada Maxkamadaha 1. Doodaha maxkamaduhu asal ahaan waa kuwo dhegeysigooda ay u furan yihiin dadweynaha. 2. Guddoomiyaha dacwaddu waxa uu ka dhigi karaa fadhiga mid dadweynaha ka xidhan, haddii ay keensanayso ilaalinta sirta clidamada amia jiraan sababo amni.