Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 40aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Fulinta Xukunnada Garsoorka 1. Xukun kasta 00 garsoor oo kama dambeys ah waa in loo fuliyo si’xeerka waafaqsan. 2. Xukun kasta oo kama’danbays ah iyo amar kasta oo maxkamadeed waxaa waajib ku ah in cid kasta oo uu khuseeyaa ay sidiisa u fuliso.