Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 20aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Awoodaha Dacwad Oogiseed ee Xubnaha Xafiiska Xeer-Iaalinta Guud 1. Xeer-Ilaaliyaha Guud iyo Ku-xigeennada Xeer-Ilaaliyaha Guud waxa ay ka qayb geli karaan dacwadaha dhammaan derajooyinka maxkamadaha Ciidamada Qaranka ee J.S.L 2. Go’aanka dacwad oogista waxa u madax banaan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka ee J.S.L