Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 27aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhaarta Garsoorka Ciidamada Qaranka 1. Guddoomiyaha Maxkamada sare ayaa dhaarinaya guddoomiyaha Maxkamadda sare ee cudamada, madaxweynaha hortiisa. 2. Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada ayaa madaxweynaha hortiisa ku dhaarinaya garsooreyaasha lyo xeer-ilaaliyayaasha ciidamada. 3. XMubnaha garsoorka waxa lagu dhaarinayaa dhaarta dastuuriga ah ee ku xusan Qodobka 129 ee Dastuurka.