Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 23aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Guddida Maamulka iyo Hawi-gelinta Garsoorka l. Xeerkan waxaa lagu aasaasay guddida maamulka iyo hawl-gelinta garsoorka 00 gudanaysa xilka iyo waajibaadka xeerku u jideeyay. 2. Guddidu waxa ay noqonaysaa hay’adda maamul ahaan ugu sarraysa hay’adaha garsoorka cudamada.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-23
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
22Weydii qodobkan24