Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 43aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Adeegsiga Miisaaniyadda 1. Hay’adaha garsoorka cudamadu waxa ay musanniyadooda u adeegsanayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda iyo hab-raacyada kale ee la’xidhiidha miisaaniyadda. 2. Hannaanka adeegsiga miisaaniyaddu waa in loo raaco sida loogu qoondeeyay miisaaniyadda.