Qodobka 18aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xeer-Iaaliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka . 1. Ciidamada Qarankawaxay yeelanayaan Xafiiska Xeer-ilaalivaha Guud oo ka kooban: b. Xeer-ilaaliyaha Guud. t. Ku-xigeennada xeer-ilaaliyaha guud. . J. Iyo shaqaalaha xafiiska xeer-ilaaliyaha guud. 2. Xeer-ilaaliyaha Guud iyo ku-xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciidamada qaranka waxaa magacaabistooda iyo Xilka qaadistooda leh Madaxwayanaha Jamhuuriyada Somaliland, ka dib marka uu la tashado Wasiirka Gaashaandhigga 3. Xafuska Xeer-ilaalivaha Guud xaruntiisu waxa ay noqonaysaa magaalo madaxda dalka, waxaanu xafiisyo ku yeelanayaa goob kasta oo ay ku taallo maxakamad ciidan. 4. Xafiiska Xeer-ilaalivaha Guud waxa uu_ yeelanayaa shaqaale iyo hawl-wadeenno ka kaalmeeyaa xil-gudashadiisa. - VEN O75 StS +,