Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 44aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Deegaha iyo Daymaha Ciidamada 1. Hay’adaha garsoorka ee ciidamadu waxa ay heli karaan deeqo, sidoo kalena waxay geli karaan daymo loo raacay si’xeerka waaafqsan. 2. Hay’adaha garsoorku waxay hannaanka deeqaha iyo daymaha u raacayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda.