Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 29aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Hawl-gabka iyo Xaqsiinta. 1. Dhammaan garsooreyaasha kala duwan Xeer-ilaalivaha Guud iyo ku-xigeennada xeer- ilaaliyaha guud waxa ay yeelanayaan xaqa hawl-gabka iyo xaqsiin. 2. Nidaamka hawl-gabka iyo xaqsiintooda waxa loo raacaya si’waafaqsan Xeerka Hawl-gabka iyo Xaqsinta Ciidamada Xeer.Lr.88/2019.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-29
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
28Weydii qodobkan30