Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 4aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Tafsiirka Xeerka Waxa xeerkan loo fasirayaa si waafaqsan: 1. Mabaadii’da saldhigga u ah Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. 2. Axkaamta Shareecadda Islaamka.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-4
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
3Weydii qodobkan5