Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 5aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Ujeeddada Xeerka Ujeeddooyinka xeerkani waa: 1. in la’helo xeer lagu nidaamiyo qaab-dhismeedka, maamulka, awoodaha iyo waajibaadka garsoorka Ciidamada Qaranka. 2. In la’sugo madax-bannaanida garsoorka Clidamada Qaranka. 3. In lahelo xeer qeexaaya awoodaha ka garnaqista dacwadaha ee maxkamadaha ciidamada. A. In lahelo xeer qeexaaya kala sarraynta maamul ee garsoorka ciidamada. 5. In lahelo xeer qeexaaya habka loo magacaabaayo, shuuradaha lagu magacaabaayo ama xilka lagaga qaadaayo garsoorka ciidamada.