Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 52aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dhaqan-galka Xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan-galayaa marka labada Gole ee Baarlamaanka (Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiuilladu) ansixiyvaan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilandna saxeexo, ee uu ku soo baxo faafinta rasmiga ah si’waataqsan Dastuurka JSL. Jamaal Jaamac Jiir Md. Siciid Mire Faarax (Giire) Ku-xigeenka Xoghayaha Guud, ahna ku simaha Gudoomiye ku-xigeenka laad ahna ku simaha Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL seumastonamsseseatit Naa ics Meme hasten SS | ne