Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 47aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xeerarka Ciqaabta Guud Hay’adaha garsoorka cudamadu waxa ay gar-maqalka dacwadaha ciqaabta ah u raacayaan xeerarka ciqaabta ah iyo xeerarka dhaqan-galka ah ee khuseeya.