Article 7
Qodobka 7aad
Original Somali text, quoted word for word
Mabaadii’da Garsoorka Mabaadii’da saldhigga u ah garsoorka Ciidamada Qarankaee JSL waa: 1. Shareecada Islmaaka 2. Madaxbannaanida garsoorka oo ah mid buuxda oo ay kaga madaxbannaan yihun dhammaan hay’adaha kale ee garanka iyo talisyada Cudamada Qaranka el ee ft. SONGS aD Ath a7 \ % \ el Pa “Spivel > |} j=l“ ¥ Vr) e —4— SY fa Yt] S| \ 2, Yo ane CS Sy “oy AL GREE 3. Awoodda garsoorku waxa ay gaar u tahay garsooreyaasha, uma wareegi karto cid kale, waxana reebban in si’toos ah iyo si’dadban loo faro geliyo madaxbannaanida iyo awoodda garsoorka Ciidamada Qaranka. 4. Dhexdhexaadnimo, daacadnimo iyo ku dhaqanka Dastuurka iyo xeerarka dalka.