Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 6
Qodobka 6aad
Original Somali text, quoted word for word
Dabciga Xeerka 1. Xeerkani waxa uu dabci ahaan noqonayaa xeer maamul oo lagu nidaaminayo hawlaha garsoorka Ciidamada Qaranka. 2. Xeerkan looma adeegsanayo, isla markaana laguma jidaynayo ciqaab iyo ganaaxyo mana yeelanayo dabci xeer-ciqaabeed.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-6