Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 52aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dhaqan-galka Xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan-galayaa marka labada Gole ee Baarlamaanka (Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiuilladu) ansixiyvaan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilandna saxeexo, ee uu ku soo baxo faafinta rasmiga ah si’waataqsan Dastuurka JSL. Jamaal Jaamac Jiir Md. Siciid Mire Faarax (Giire) Ku-xigeenka Xoghayaha Guud, ahna ku simaha Gudoomiye ku-xigeenka laad ahna ku simaha Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL seumastonamsseseatit Naa ics Meme hasten SS | ne

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-52
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
51Weydii qodobkan