Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 52
Qodobka 52aad
Original Somali text, quoted word for word
Dhaqan-galka Xeerka Xeerkani waxa uu dhaqan-galayaa marka labada Gole ee Baarlamaanka (Golaha Guurtida iyo Golaha Wakiuilladu) ansixiyvaan, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilandna saxeexo, ee uu ku soo baxo faafinta rasmiga ah si’waataqsan Dastuurka JSL. Jamaal Jaamac Jiir Md. Siciid Mire Faarax (Giire) Ku-xigeenka Xoghayaha Guud, ahna ku simaha Gudoomiye ku-xigeenka laad ahna ku simaha Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiillada JSL Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL seumastonamsseseatit Naa ics Meme hasten SS | ne
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-52