Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 50aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Xeer-nidaamiyaha Xeerka Nidaamka Garsoorka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada oo kaashanaya xeer-ilaalyaha guud ee cudamadu waxa uu soo saarayaa xeer-nidaamiye aan xeerkan ama xeer kale oo dhaqan-gal ah ka hor-imanayn.