Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 50
Qodobka 50aad
Original Somali text, quoted word for word
Xeer-nidaamiyaha Xeerka Nidaamka Garsoorka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada oo kaashanaya xeer-ilaalyaha guud ee cudamadu waxa uu soo saarayaa xeer-nidaamiye aan xeerkan ama xeer kale oo dhaqan-gal ah ka hor-imanayn.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-50