Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 4
Qodobka 4aad
Original Somali text, quoted word for word
Tafsiirka Xeerka Waxa xeerkan loo fasirayaa si waafaqsan: 1. Mabaadii’da saldhigga u ah Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. 2. Axkaamta Shareecadda Islaamka.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-4