Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa
Qodobka 49aad
Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey
Dabbagidda Xeerarka 1. Hay’adaha garsoorka cidamadu waxa ay waajibaadkooda shaqo ku salaynayaan shareecada Islaamka, xeerkan, Dastuurka JSL Iyo Xeerarka ciqaabta ee dhaqan-galka ah. 2. Haddii ay iska hor yimaaddaan xeerkan iyo xeer kale 00 dhaqan-gal ah waxa la dabbaqayaa xeerkan.