Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 49
Qodobka 49aad
Original Somali text, quoted word for word
Dabbagidda Xeerarka 1. Hay’adaha garsoorka cidamadu waxa ay waajibaadkooda shaqo ku salaynayaan shareecada Islaamka, xeerkan, Dastuurka JSL Iyo Xeerarka ciqaabta ee dhaqan-galka ah. 2. Haddii ay iska hor yimaaddaan xeerkan iyo xeer kale 00 dhaqan-gal ah waxa la dabbaqayaa xeerkan.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-49