Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 46aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Warbixin-sannadeedka Waxaa waajib ku ah Guddoomiyaha Maxkamada Sare & Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciuidamada, in Guddiyadda labada Gole ee Baarlamanka JSL (Guurtidda & Wakiiladu) u yeedhi karaan, waxna ka waydiin karaan waajibaadkooda shaqo.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-46
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
45Weydii qodobkan47