Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 46
Qodobka 46aad
Original Somali text, quoted word for word
Warbixin-sannadeedka Waxaa waajib ku ah Guddoomiyaha Maxkamada Sare & Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ciuidamada, in Guddiyadda labada Gole ee Baarlamanka JSL (Guurtidda & Wakiiladu) u yeedhi karaan, waxna ka waydiin karaan waajibaadkooda shaqo.
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-46