Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 45aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Dakhliga Waxsoosaaka Ciidamada Dakhliga ciidamada ee ay ka helaan waxsoosaarka kala duwan sida: beeraha, wershadaha iyo agabka farsamooyinka gacanta, waxa loo qaabaynayaa si’xeerarka maaliyadda waafaqsan. QAYBTA SIDDEEDAAD QODOBBO KALA DUWAN

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-45
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
44Weydii qodobkan46