Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force
Article 45
Qodobka 45aad
Original Somali text, quoted word for word
Dakhliga Waxsoosaaka Ciidamada Dakhliga ciidamada ee ay ka helaan waxsoosaarka kala duwan sida: beeraha, wershadaha iyo agabka farsamooyinka gacanta, waxa loo qaabaynayaa si’xeerarka maaliyadda waafaqsan. QAYBTA SIDDEEDAAD QODOBBO KALA DUWAN
Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-45