Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 44aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Deegaha iyo Daymaha Ciidamada 1. Hay’adaha garsoorka ee ciidamadu waxa ay heli karaan deeqo, sidoo kalena waxay geli karaan daymo loo raacay si’xeerka waaafqsan. 2. Hay’adaha garsoorku waxay hannaanka deeqaha iyo daymaha u raacayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-44
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
43Weydii qodobkan45