Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 44

Qodobka 44aad

Original Somali text, quoted word for word

Deegaha iyo Daymaha Ciidamada 1. Hay’adaha garsoorka ee ciidamadu waxa ay heli karaan deeqo, sidoo kalena waxay geli karaan daymo loo raacay si’xeerka waaafqsan. 2. Hay’adaha garsoorku waxay hannaanka deeqaha iyo daymaha u raacayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-44

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
43Ask about this article45