Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 43aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Adeegsiga Miisaaniyadda 1. Hay’adaha garsoorka cudamadu waxa ay musanniyadooda u adeegsanayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda iyo hab-raacyada kale ee la’xidhiidha miisaaniyadda. 2. Hannaanka adeegsiga miisaaniyaddu waa in loo raaco sida loogu qoondeeyay miisaaniyadda.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-43
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
42Weydii qodobkan44