Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 43

Qodobka 43aad

Original Somali text, quoted word for word

Adeegsiga Miisaaniyadda 1. Hay’adaha garsoorka cudamadu waxa ay musanniyadooda u adeegsanayaan si’ waafaqsan xeerarka maaliyadda iyo hab-raacyada kale ee la’xidhiidha miisaaniyadda. 2. Hannaanka adeegsiga miisaaniyaddu waa in loo raaco sida loogu qoondeeyay miisaaniyadda.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-43

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
42Ask about this article44