Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 42

Qodobka 42aad

Original Somali text, quoted word for word

Miisaaniyadda Hay’adaha Garsoorka Ciidamada 1. Hay’adaha garsoorka Cudamada Qaranka ee JSL waxay yeelanayaan miisaaniyad u gaar ah oo loogu qoondeeyay milsaaniyadda qaranka 00 ay ku gutaan shaqadooda. 2. Muisaaniyadda hay’adaha garsoorka cudamada waxa loo raacayaa miisaaniyadda Wasaaradda Gaashaandhigga. 3. Xafuska Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee ciidamada iyo Wasaaradda Gaashandhiga ayaa wada diyaarinaya misaniyaddooda tyaga oo ku salaynaya baahiyaha shaqo, waxaana loo gudbinayaa Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. 4, Muiisaaniyadda garsoorka cudamadu waa in ay ku_ jirtaa daryeelka iyo xuquuqda garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyayaasha. s = Ele © Ea INK, OEE ST] S'} Cia GELS /

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-42

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
41Ask about this article43