Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 40aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Fulinta Xukunnada Garsoorka 1. Xukun kasta 00 garsoor oo kama dambeys ah waa in loo fuliyo si’xeerka waafaqsan. 2. Xukun kasta oo kama’danbays ah iyo amar kasta oo maxkamadeed waxaa waajib ku ah in cid kasta oo uu khuseeyaa ay sidiisa u fuliso.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-40
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
39Weydii qodobkan41