Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024In force

Article 40

Qodobka 40aad

Original Somali text, quoted word for word

Fulinta Xukunnada Garsoorka 1. Xukun kasta 00 garsoor oo kama dambeys ah waa in loo fuliyo si’xeerka waafaqsan. 2. Xukun kasta oo kama’danbays ah iyo amar kasta oo maxkamadeed waxaa waajib ku ah in cid kasta oo uu khuseeyaa ay sidiisa u fuliso.

Source: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-40

Quoted exactly as published, in the original language. Legal information, not legal advice.

Sharciyaqaan provides general legal information — not legal advice. Consult a licensed lawyer for your specific case.
39Ask about this article41