Xeerka Nidaamka Garsoorka Ciidanka · 2024Wuu shaqeeyaa

Qodobka 3aad

Qoraalka Soomaaliga asalka ah, erey-erey

Xadka Dabbaqaadda Xeerka 1. Xeerka waxa lagu dabbaqayaa, isla markaana loo raacayaa nidaaminta hawlaha garoorka Cudamada Qaranka ee JSL. 2. Xeerkan laguma dhaqi karo xubin rayid ah oo aan ka tirsanayn Ciidamada Qaranka ee JSL.

Ilaha: garyaqaankaguudjsl.com/xeer/xeerka-nidaamka-garsoorka-ciidanka/qodobka-3
Weydii qodobkan

Qoraalka waxaa laga soo qaatay sidiisa asalka ah. Macluumaad sharci, ma aha talo sharci.

Sharciyaqaan waxa uu bixiyaa macluumaad sharci oo guud — la-talin sharci ma aha. Kiis gaar ah kala tasho qareen shati haysta.
2Weydii qodobkan4